Qaab Nuucee ah ayuu u saacidaa Kintirka kacsiga haweenka -Sirta Dareenka akhriso

oo la aaminsanyahay in uu yahay xubin aad u raaxo badan oo qeybna ka cayaara kacsiga dumarka xiliga galamada ayaa ah meesha uga badan ee dumarku jecelyihiin in ay ka helaan dhadhan xiliga isu taga jinsiga.

Culimada sayniska jinsiga ayaa waxey mudo dheer darsayeen xubintaan iyo sida ay u shaqeyso iyo guud ahaanba sirta la xiriirta ee raxada jinsiga, taas oo lagu soo ogaaday in kintirku yahay meesha kaliya ee ka tirsan xubinta taranka dumarka ee isla markaana aan wax shaqo toos ah aan ku lahayn dhalmada, taas oo ka dhigan in kintirku yahay xubin loo sameeyay ujeeda gaara oo ah in Haweeneydu ay ka hesho raaxo xiliga galmada.

RIIX HALKAN DAAWO MUUQAAL QARSONAH 

iyada oo ay tani jirto ayaa hadana goor dhow uun sanadku marku ahaa 2009 laba dhaqtar oo u dhashay Faransiis laguna kala magacaabo Dr Odile Buisson iyo Dr Piere Foldes waxey soo saareen Daraasad markaasi socotay 3 sano taas oo lagu ogaaday in dareen sidayaasha kintirku ay hoos ugu dheerarsanyihiin Gudaha xubinta taranka Dumarka oo ayna masuul ka yihiin dareemida dhadhanka Dumarka xiliga galmada.

Dr Foldes oo isagu door ka qaatay daaweynta illa 3,000 kun oo dhibane oo dumar ah kuwaas oo lagu sameeyay Gudniinka Fircooniga FGM ayaa sheegay in aqoonta barashada cilmiga jirka banii’adamku uusan marna si fiican hadda kahor uga hadlin sirta la xiriirta dareenka uu leeyahay kintirku iyo sida uu door weyn ugu leeyahay dareenka dumarka xiliga Galmada, Dr Foldes ayaa sheegay in haddii mar la jaro kintirka ay taasi ka dhigantahay dareenkii dumarka oo lala tagay taas oo in badan dumarka Soomalida maanta heysata.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




gadiidk Video: Garoonka Adan Cadde oo dib u habeyn casri ah ay ku socoto (Daawo)
- Apr 21, 2014
Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Adde Airport ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo ...
MAXAABIIS Daawo Video: Maxaa ka dhashay Dagaal ka qarxay Xabsiga Magaalada Hargeisa?
- Apr 21, 2014
Dagaal Xoogan ayaa xabsiga hargeysa ku dhex maray maxaabiis Ugu Xidhnayd Falal Argagixiso iyo ...
top-news Rag katirsan Al-Shabaab oo Lagu qabtay Afgooye.
- Apr 21, 2014
Baritaanadan ayaa xalay waxa ay Ciidamada Booliska kasa meyeen xaafadaha ay ka koobantahay Degmada ...
shabaab. DHAGEYSO:Shabaab oo Weli Nabada U diidan Shacabka Muqdisho..
- Apr 21, 2014
Gudoomiyaha Al-shabab ugu magacaaban G/Banadir Cali maxmed xuseen ayaa waxa uu kadal baday Shacabka ...
axmed-madobe13 DHAGEYSO : Axmed Madoobe oo lagu yiri kula hadli meyno
- Apr 19, 2014
Saraakiisha ciidankii Kismaayo kula dagaalamay maamulka Axmed Madoobe ee hadda fariisinka ku leh deegaanka ...
sagootin Daawo: HIBO NUURA oo Lagu sagootiyey Muqdisho, Baashaal, Gurriga RW: C/wali, Sangub Iyo Qoomaal ayaa ruxay (Video)
- Apr 19, 2014
Waxaa Magaalada Muqdisho Xaflad Sagootin ah loo Qabtay Fanaanada Qaran ee Hibo Nuura, Xaflada ...